-->
Gy3ZRPV8SYZ53gDjSFGpi7ej1KCaPY791pMbjB9m
Bookmark

WEERAR: Xaaska Qamar Suugaani Oo Lagu Dilay Xafladi Sagootiskeeda Dagaal Labba Waji Leh


Weerar Lagu Sooqaaday Xafladii Sagootiska Aheeyd Ee Loosameeyay Xaaska Qamar Suugaani Nasiim Sooraan Iyo Seeygeeda Fanaan Qamar Suugaani Weerarkaan Lagu Sooqaaday Xaaska Fanaan Qamar Suugaani Oo Kadhex Dhacay Goobta Ay Xafladu Ka Socotay Waxaana Looga Shaki Qabaa Inay Ka Dambeesay Fanaanad Ugbaad Aragsan Oo Aheyd Xaaskii Hore Ee Qamar Suugaani.

Sidaad Muuqaalkaan VIDEO ga  Aad Kuwada arki doontaan Waa Weerarkii Lagu Sooqaaday Xafladi Lagu Sagootinayay Xaaska Fanaan Qamar Suugaani Weerarkaan Oo Hablo Kasoo Kheyb Galay Xaflada Sagootiska Aheyd Geesteen Waxaana Si Toos ah Loo Weeraray Xaaska Qamar Suugaani.

Halkan guji SI aad u daawato