-->
Gy3ZRPV8SYZ53gDjSFGpi7ej1KCaPY791pMbjB9m
Bookmark

Sharmaboy Hees qoraal Ah Waa Sax qalbigaad sidataa Sax sax sax Sharma Boy Deeqsan (Deeqsan)

 


Waa Sax

Irsaaqada Illahay Waasac

Sharma Boy

Deeqsan (Deeqsan)

Cadceed on the beat

Waa sax qalbigaad sidataa

Sax sax sax

(Haa)

Waa sax wadnahad

Suran tahay

Waa sax sax sax

Sinaba kaagama Hari karo

Waa sax sax sax

(Haa)

Sax iyo qalad waan

Ku jeclahay sax sax sax

Waa sax qalbigaad

Sidataa

(Waa sax qalbigaad

Sidataa)

Sax sax sax (haa)

Waa sax wadnahaad

Suran tahay waa sax sax sax

(Sax sax sax)

Sinaba kaagama Hari karo

Waa sax sax sax

(Haa)

Sax iyo qalad waan

Ku jeclahay sax sax sax

Waa sax qalbigaad sidataa

Sax sax sax

(Haa)

Waa sax wadnahad

Suran tahay waa sax sax sax

Sinaba kaagama Hari karo

Waa sax sax

Sax iyo qalad waan

Ku jeclahay sax

Waa sax ax anigaba

Ax kax (haa)

Markaan Ku arkay wax ax

Waxaan Noqday wax kale

Waa sax ax anigaba

Ax kax (haaa)

Markaan Ku arkay wax ax

Waxan Noqday wax kale

Markaan Ku arkay ax wax

Waxan Noqday wax kale

Waa sax

Markaan Ku arkaan noqdaa

Fax fax Waa

Inaan ku Shumiyaan rabaa

Shax shax

Cadowgeena nolosheena Kanax

(Kanax)

Naga dhax bax

Waa sax

Markaan Ku arkaan noqdaan

Fax fax

Inaan ku Shumiyaan rabaa

Shax shax

Cadowgeena nolosheena kanax

Waa sax qalbigaad sidataa

Sax sax sax

(Haa)

Waa sax wadnahad

Suran tahay

Waa sax sax sax

Sinaba kaagama Hari karo

Waa sax sax sax

(Haa)

Sax iyo qalad waan

Ku jeclahay sax sax sax

Saldhigaan Jaceylkeeni

Sax ka dhigay kalsoonise

Saldhigaan Jaceylkeeni

Sax ka dhigay Kalsoonise

Wuu isaaciday calaf (ooo)

Wuu ii saaciday Calaf

Saldhigaan Jaceylkeeni

Sax ka dhigay kalsoonise

Saldhigaan Jaceylkeeni

Sax ka dhigay Kalsoonise

Wuu isaaciday calaf (ooo)

Wuu ii saaciday Calaf

Waa sax qalbigaad sidataa

Sax sax sax

(Haa)

Waa sax wadnahad

Suran tahay

Waa sax sax sax

Sinaba kaagama Hari karo

Waa sax sax sax

(Haa)

Sax iyo qalad waan

Ku jeclahay sax sax sax

Post a Comment

Post a Comment