-->
Gy3ZRPV8SYZ53gDjSFGpi7ej1KCaPY791pMbjB9m
Bookmark

Dumarka Soomaalida ee Yurub Jooga oo la Ogaaday inay ku duceystaan guurka Ragga Baadiyaha Ka Yimid

 


Run ahaantii gabar yahay markii aad tahay nin doon waxaad isha la raacedysaa labiska nimanka magaalada jooga halka kuwa reer baadiyaashaa aad aragiisa iyo la istaagiisa aadceeb u maleyso. 

Gabar yahay wa run in ninka reer baadiyaha ah uusan muuqaal kiisu ku soo jiidaneyn balse waxaa jira qeybo jirkiisa ka mid ah oo naag walbo u calaamadeysan. 

Kulamada reer baadiyuhu waxa aykuugu dhimaanayaan si romantik ah oo shaqsiyadiisa fursad aad ugu hesho inaad wax ka barato halka reer magaalku uusan fursad kusiineyn.

Muuqaalka labiska waxa uu reer baadiyuhu isu soo diyaariyaa markaad balan santihiin taas oo guurka ka dib aan farqi weyn u dhaxeynin. 

Gabar yahay waxaa la ogaaday ninka reer baadiyuhu in uu ka raga ninimo badan yahay xaga galmada ninka magaalo joogaa. 

Waxaaba kasii daran reer baadiyuhu kuma mashquulo naago kale kaliya waxa uu ku ekaadaa xaaskiisa iyo shaqadiisa taasna waa xog aan soo ogaanay.

Post a Comment

Post a Comment