-->
Gy3ZRPV8SYZ53gDjSFGpi7ej1KCaPY791pMbjB9m
Bookmark

Oday soomaaliyeed " Xasuustaydii 1991 iyo Sambaloolshe


Waxaan xasuustey ayadoo markaas 91 Maxamed Siyaad baxay oo dad Soomaaliyeed oo isku jiro oo raja qaba in dawlad soo noqoto rajaynaayo ayaa shiray xaafad muqdisho ka mid ah waa intaan Cali Mahdi la dooran waxaa laga hadlay nabadgelyada xaafadda iyo in la joojiyo bililiqada iyo dadka la barakicinaayo 

dadkii in badanaa hadashay oo si fiican  u waramay mar danbe aa oday is taagay oo aad dhiilo meeshii ka kiciyay asoo leh yaa reer hebel cidi nabad gelisa naga mid maaha ka aad abtiga u tihiin ka bilaaba oo gawraca waa sii waday aniga Beledwaynaan ka imi shir balaaran aan qabanay saas aan isku raacnay uu yiri 

waa lagu kala cararay hadii la aamusin rabay oo in meesha waa lagu dhan yahay loo sheegi lahaana waa nin faca dartiis dhegaha ka culus oo maqli maayo..

isla maalmahaas ayaan baxay waxaan maray wadada dheer oo waqooyi aado 3 maalin ayaa jentakundishe na laku haystay oo la lahaa keena faqashta waxaana laamiga dhinacyadiisa oolaa meyd aan la asturin oo fara badan qofkii la aqoonsado oo loo garto beel gaar ahna waa la dilayay....

Sambaloolshe markaas meeluu jiray ma aqaan waxaase iiga baxay inuu doonayo inuu cuduro la ilaaway soo fago.

Maamuus aOday soomaaliyeed 
Post a Comment

Post a Comment