-->
Gy3ZRPV8SYZ53gDjSFGpi7ej1KCaPY791pMbjB9m
Bookmark

Biyo baxa dumarka: Baro 5 astaamood oo aad ku garan karto

 


Waxaa qalbigaaga ku soo dhacay Shahwada dumarka, waxaad isweydiisay waa maxay kacsiga dumarka, maxaa lagu gartaa biyo baxa dumarka? Hadaba waxaa timid halkii kugu habooneyd.

Biyo baxa dumarka: Baro 5 astaamood oo aad ku garan karto

Ragga inta badan weey garanayaan biyo baxa dumarka balse waxaa jiro Rag fara badan oo aanan aqoonin goorta dumarka ay biyo baxaan.Dumarka ayaa ku kala duwan dareenka balse waa kuwo siyaabo kala duwan u biyo baxo. Rag fara badan ayaa umaleeyo in dumarka sunada ah keliya ay biyo baxaan, balse taas waa waxba kama jiraan, xitaa gabdhaha fircooniga ah waa ay biyo baxaan. Kuma xirno in ay tahay sunno gud iyo fircooni toona ee waxa ay ku xiran tahay hadba sida uu ninka u yaqaano sida dareenkeeda loo kiciyo.

Waxaa jiro gabdho fircooni ah oo markii saan loo taabto horay kacsi ka dareemo xitaaa ku qaniinayo goorta ay biyo baxayaan. Laakin Soomaalida ayaa umaleeyo in kuwa fircooniga ah aysanba kacsanin ama aysan dareemin raaxada galmada. Muhiim ma ahan in ay sunno gud tahay, in ay fircooni tahay iyo in ay naag weyn tahay.

Aan sharaxno marka hore xubinta taranka (Siilka) oo sidoo kale loo yaqaan galka, cambarka, murta, waa tuubbo muruq dheer oo dhererkeedu yahay 7 ilaa 10 sintimitir oo isku xirta afka ilmo-galeenka iyo xubinta taranka haweenka. Qaybta la arki karo ee xubinta taranka haweeneyda waxaa la yiraahdaa cambarka. Maqaarro badan iyo lakabyada maqaarka dartiis, siilka aad ayuu u jilicsan yahay. Inta badan xididdada dareemayaasha waxay ku yaalliin qeybta hore ee siilka. Kintirka, oo sidoo kale loo yaqaan G Point afka Ingiriiska ayaa ka xasaasi badan guska.

G Point: Haddii aad barato halka uu ku yaalo, naagtaasi weligeed kuma iloobeyso. In kastoo dareemayaal badani halkaas ku dhammaadaan sida addinka, haddana waxa loo qaybiyaa aag yar. Markii galmo kacsato gabadha, kintirka ayaa barara oo aad ugu nugul taabashada.

Darbiyada siilka sidoo kale waxaa la siiyaa dhiig, barar iyo casaan waxayna sii daayaan dheecaan saafi ah. Kaliya haweeney kastaa oo seddexaad ah waxay gaaraan kacsiga inta lagu guda jiro galmada iyada oo loo marayo galmoodka oo keliya; haweenka intooda badani waxay u baahan yihiin kicinta cad ee meelaha xasaasiga ah ee xubinta taranka.

Post a Comment

Post a Comment